Afar Waxyaabood oo laga baran karo bannaan-baxyadii ardayda ee Muqdisho ka dhacay

Dhacdooyinka qaar maalinlaha ah ee ka dhacaya Soomaliya waa kuwo ugub ah, amakaag iyo afkalataagna kugu reebaya. Dilka, kufsiga, musuq iyo jahliga, meel sare ayaan kaga jirnaa caalamka!! Dhacdadii ugu danbeysay dadkuna ka dheregsanyihiin, waa imtixaankii dugsiyada waxbarashada oo la musuqay, bannaakana u baxay ka hor intaan la gelin. La yaab malaha in la musuqo … Continue reading Afar Waxyaabood oo laga baran karo bannaan-baxyadii ardayda ee Muqdisho ka dhacay